sweet words

4 Pins3 Följare
Dhayaha Uroonaay waxa Huba un inaad tahay Mucjiso la yaab lah! Inaad tahay Muuqaal Qurxoon oo Naftu Naawishay! Inaan tahay Higsi iyo ilays ii Baxaaya! Ma aqaan waxaan kugu Misaalo! Kaliya un waxan Hubaa.........i love you

Allaw Naga Dhig Kuwa isku Naxariista Allaw Naga Dhig Kuwa isku Daacad Ah Allaw iga Dhig Mid u Degan Oo u Samra Allaw iyada ka Dhig Mid Dulqaad Badan Allaw Naga Dhig Kuwa Diinta Suuban U Firfircoon Oo Salaadaha Ooga Allaw Naga Dhig Kuwa isku Kalsoon Kuwa Jacaylkooda Shareecadu Xukunto Allaw Naga Dhig Kuwa Calaf isku Yeesha Amiin Ya Rabi

Macaaney quruxey sida Dahab Maar ku dhec jira ama Dab Habeen  Mugdiya Lashiday baad Dadka ka Dhex Muuqataa..............

Hadaad Haysato Qof ku Fahmaaya kuuna Samraya si Xad Dhaaf ah ku Jecel. ku Xushmaynaya Aktiisana ku Taalo Qadarin kuguna Faanaya Wakhtina aan kuu waayeen Maalin Walba aan Joogi karayn Asagoon kula Hadlin amaba Fariin ku so Dirin Mar Walbana Niyadiisu iyo Maankiisuba ku so Maqan yihiin Muxuu Qofkaasi ka Mudan Yahay?!

Fler idéer
subax wanagsan farxadii Arooyaay

subax wanagsan farxadii Arooyaay

Quruxdii noloshaay Naruuro nesteexadu haku Hilaacdo, Naasiinada iyo Qalbi Samidu haku Noqdeen Macaan.......wan ku Jeclahay

Qalbigaygu waxuu ku Qaboobaa Aragtidada..........you make me cry when you hug me and you tell me the way u love me

Andrea Hair Growth anti Hair Loss Liquid 20ml

Asc. Subax Wanagsan nuurkii Arooryo  Good morning my love

Alla Naftaydu ku Jeclaa  Qalbigu ku Ruxmi Ogaa  Wadnuhu ku Farxi Ogaa  Jidhku ku Rabi Ogaa  Maskaxdu kugu Dagi Ogaa  Xabiibi My Love  Xayaati Quruxey  Sabaaxul Kheyr

Xabiibi  Alle ima Bado kuumana Quudho Cadho in aan u so Jiido Wajigagan Nuurka badan

Akhlaaqda Xishoodka asluubta,adeeca dulqaaka iimaanka Aadmigu kama sina............wan ku jeclahay

Qalbigi aad Jeceshaad ilay lo Qushucaa Nafta lagu Qabtayoo Loqoraa Xayaati Quruxdiyo Bilicda iftiimisa Wadnaha baad tahay Qarnigaynu Joognana Sadrigayga baad tahay

Love is wonderful if u find the one!!!!!?   Jacelku waa Naxariis haddii la helo Lamanayal ay ka go’an tahay in ay isku Hibeyan Dareen Daacad iyo Tii Alle ku Dhehan yahay  kana Madax Banaan ujeedo aan uurka ku Jirta iyo Afka Barkiisa i mean Jaceyl Been ah.

Pinterest
Sök